War deg dega oo cidaamada booliska Somaliland Soo saren.

0
5

Ciidanka Booliska oo war Deg deg ah soo saaray.

“ Wargelin:- Ciidamada Booliska JSL waxay degdeg u gaadheen goobta dabku ka kacay ee suuqa Gobanimo , waxaanay dedaal ugu jiraan xakamaynta dabkaasi , iyagoo kashanaaya Ciidanka Dab-damiska , waxaanan faraynaa dadweynaha in ay waddooyinka banneeyaan awaamrta Ciidankana qataan , sidoo kalena booyadaha biyaha sidaa degdeg u soo gadhaan goobta dabka.”