Gudoomiyaha xisbiga kaah Maxamuud xashi oo wada qorshe ku wareejinayo xisbigisa iyo sababta

0
5

Warar xogagaala ayaa sheegaya in Gudoomiyaha xisbiga kaah wada hadal u socdan beesha suber awal gaar ahaan sacad muse oo rabo in la samaysyo iskaashi siyaasaded oo ka dhabaynaysa inu u tartamo kursiga dalka ugu sareeyo Madaxweynaha . Maxamuud Xashi ayaa u Soo bandhiigay sacad muse inu ku wareejiyo kursiga gudoomiyaha kaah isaguna noqdo musharaxa madaxweyne xisbiga kaah Hadi qorshaha maxamuud rumoowo waxuu noqonaya ninki labad sameeya khamar siyaasaded halka hore u sameeyay Madaxweynaha hada Ciro oo hore igu wareejiyay Xirsi . Dhiinaca kale waxa Soo afjarmaya qud daraynti beesha habar awal doonaysay inay xisbiga Kulmiye kala wareegan Maxamed Kaahin oo qorshaysten inay 3 Milyan oo dollar siiyan.

Kala.soco waxii warara arinkan ku sabsan iyo Warbaahinta Qoryaale News