waxaa bilihi u danbeeyay Dalka Somaliland ka tagna jahwareer Siyaasaded oo sababay in dad shacabi ku dhiintan kuna dhawacman shacab iyo cidanba. hadaba arinta khilaafku ka tagan yahay ayaa ah doorashoyinka ururada iyo Madaxtooyada mida soo horaynaysa oo ku kala duwan yihin laba xisbi mucaarid iyo dawlada hadaba warar xogagala oo helayso shabakada wararka Qoryaalenews ayaa sheegaya in xalay arinka isu xilqaamen ganacsato Reer Somaliland ah balse ilaa hada war kama soo bixin in Madaxweynaha oo hore u diiday ergooyin badan inu aqbali iyo inkale.
dhiinaca kale warar xogagala ayaa sheegaya in gudoomiyaha xisbiga aqlabiyada shacabka Somaliland haysta Wadani uu goor dhow ka jawaabi doono hadaladi Madaxweynaha Somaliland ku durayay iyo xalada dalka ka hadlo
halkan kala soco shirka jaraiid Gudoomiye Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo arimaha dhexdhexadinta halka caga dhiigtan,