Aniga oo dalka u jooga hawl qaran ahna wakiilka Somaliland u fadhiya Finland ayaa maanta wasiirka arimaha dibedda ee Somaliland iyo madaxweyne ku xigeenka Somaliland ay la kulmeen ergayga gaar ah ee Finland,
![](https://i0.wp.com/www.qoryaalenews.net/wp-content/uploads/2022/07/wasirka-arimaha-dibada-iyo-madaxweynkuxiebka-iyo-ergayga-300x249.jpg?resize=300%2C249&ssl=1)
Laygla ma’a tashan, laygana ma’a war galin, kamana qayeb galin kulankaas sida nidaamka dawliga ee protocol ku dhigayo….???
Safirka Finland