Somaliland waxaa ka diiwaangashan 1.065 milyan oo codbixiyeyaal ah, iyo 2,709 goob codbixineed.

Halka Cagsigeeda dhanka Somalia uu yahay 329 Codbixiye oo Xildhibaano ah iyo Hal Goob Codbixineed oo ah Teendho Ciidan shisheeye ilaaliyo.
Yusuf Maxamed Ismaacil