Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Maxamed Cabilaahi oo Maanta dalka dib ugu soo Noqday ayaa yidhi.
Maalin dhawayd waxaad maqlayseen ururadu way iska furan yihin hadi doorasha la qaban waayo Madaxweynayaashuna way iska furnan doonan
khilaaf laga soo waariday Madaxtooyada ayaa lagu soo dhex tuuray golaha wakiilada .Waxaan leeyahay mudaneyaasha golaha wakiilada waxan leyahay mudanayashaa golaha usoo jeedinayaa inay khilaafkooda ku xaliyaa fadhiyo xidha,