Ciidamada Somaliland ayaa Garoonka Kubadda Cagta Cabdi Bile ee Laascaanood ku xareeyay dad ganacsato ku jirto ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo deganaa Laascaanood muda badan .
Dadkan ayay suuragal tahay in loo mastaafuro Deegaamada ay ka soo jeedaan.
Xukuumadda Somaliland ayaa arrintan qaaday kadib markii dhawaan Laascaanood lagu dilay dad Haldoor oo tiro badan oo lagarayn cid dishay
.