Guddiga hirgalinta doorashooyinka FEIT ee heer Federaal ayaa soo saarat shuruudaha looga baahanyahay musharraxiinta donaayo in ay u tartamaan Baarlamaanka Aqalka sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Sidoo kale, Waxaa la shaaciyay Akoontiyada lagu bixinaayo khidmadaha laga qadaayo musharraxiinta.


