Imisa abwaan oo somaliland jooga ayaa ku jira guddida galabta uu magacaabay.
guddidan Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya maanta magacaabey Guddiga Qaran ee AfSoomaaliga.
Guddidan waxaa ku jira sadex xubnood reer Somaliland ah oo kala ah Abwaan Yuusuf Shaacir iyo .AbwaanCismaan Cabdi Nuur Xashi”Xubin iyo
Maxamed Kaahin Xoghayaha Guddida