Home Maqaalo Sawirradii Ugu Quruxda Badnaa Toddobaadkan Ee Caalamka
Qoraalka sawirka,Nin eey ku dhex-wado magalaada Tokyo ee dalka Japan
Qoraalka sawirka,Caruur xiran koofiyadaha badqabadka oo la mid ah kuwa ay xirtaan cirbixiyeennada kuwaasi oo ku sugan Clombia
Qoraalka sawirka,Adam Draper iyo xaaskiisa Stacey Brown oo ka timaadday New Zealand, oo is kalgacayl ku dheehantahay isku marxabeynaya.
Qoraalka sawirka,Boqorad Elizabeth II oo ku sugan Porton Down.
Qoraalka sawirka,Nin caruur buufin uga sameeynaya xumbada saabuunta.
Qoraalka sawirka,Nin taageere u ah musharaxa madaxweynaha ee Cellou Dalein Diallo oo sawirkiisa dhabarka saartay.
Qoraalka sawirka,Aybeniz Khasanova oo dhinac taagan qabriga wiilkeeda oo ku geeriyooday dagaalka Armenia iyo Azerbaijan.
Qoraalka sawirka,Madaxweyne Trump oo maaskarada wajiga ku tuuraya taageerayaashiisa, xilli uu guda jiray ololaha dib u soo doorashadiisa.
Like this:
Like Loading...
Related