Gobolka Maroodi-jeex Oo Laga Mamnuucay Boodhadhka Murashaxiinta Iyo Caleemo Saarka Cuqaasha

0
407

Maamulka Gobolka Maroodi Jeex ayaa Hakiyay Xaysiisyadda Caleemo Saarka Cuqaasha iyo Murashaxiinta aan si rasmi ah loogu diiwaan gelinin ka qayb galka doorashooyinka soo socda.

qoraal kooban oo ay ku baahiyeen maamulka Gobolku bogga  ay ku leeyihiin Degelka Facebook, waxaana uu qoraalkaasi u dhignaa sidan  “Waxa gabi ahaanba laga joojiyey Degmooyinka iyo Jidadka Gobolka Maroodijrex Boodhadhka Xayeysiiska ah ee ku saabsan:

  1. Boodhadhka lagu xayeysiiyo Caleemo saarka Salaadiinta iyo Cuqaasha reeraha.

2. Boodhadhka Dad isku sheegaya Musharixiin iyagoon wali buuxinin shuruudihii musharaxnimo ee u yaalay Xisbiyadii Qaranka & Commissionka Doorashooyinka Qaranka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here