Qaar ka mid sawirradii ugu quruxda badnaa toddobaadkan ee laga soo qaaday dunida daafaheeda.
XIGASHADA SAWIRKA,MUHAMMAD HAMED / REUTERS
Qoraalka sawirka,Waa macalimad cashar dhanka online-ka ah siineeysa ardey ku sugan Amman, Jordan.
XIGASHADA SAWIRKA,JOE GIDDENS / PA WIRE
Qoraalka sawirka,Samafale Lloyd Scott, oo isku dayaya inuu fuulo qeybta ugu sarreeysa buur ku taalla Cumbria, England.
Qoraalka sawirka,Waa dhakhtar isku diyaarinaya inuu qof bukaan ah ka baaro Covid-19, kaasi oo ku sugan Xarunta Caafimaadka Sunway oo ku taalla Subang Jaya, Malaysia.
Qoraalka sawirka,Waa bisad ku dul socota miiska haweeneey ka shaqayneysa gurigeeda oo ku yaalla Sassenheim, Netherlands.
Qoraalka sawirka,Waa nin madaxa geeso gashtay oo ka qeeyb-qaadanayay dibadbaxyo ka dhacay magaalada Berlin ee Jarmalka.
Qoraalka sawirka,Madaxweyne Trump oo iska furaya maaskarada wajiga
Qoraalka sawirka,Waa madaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo ay dhexmartay dood muddo 90 daqiiqo ah socotay.
Qoraalka sawirka,Waa mudaaharaadayaasha magaalada Jakarta oo haweeneey da’ ah difaacaya xilli iyaga iyo booliska uu iska hor imaad dhexmaray.
Qoraalka sawirka,Waa beer liin ah oo ku taalla meel u dhow Leeton, New South Wales, Australia.
Like this:
Like Loading...
Related