Sawirrada xul-ka ah ee toddobaadkan laga soo qaaday qeybaha kala duwan ee caalamka.
Qoraalka sawirka,Waa koox gabdho reer Induniisiya ah oo sameeynaya tabarka qoob ka cayaarka.
Qoraalka sawirka,Madaxweyne Trump iyo musharaxaha xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden oo markii ugu horreeysay dood fool-ka fool ah ay dhexmartay.
Askarta Shiinaha oo waardiyeynaysa dalxiiseyaasha soo booqday Darbiga Great Wall.
Qoraalka sawirka,Raysal Wasaare Boris Johnson oo la tusayo sida loo sameeyo bulukeetiga iyo sida guryaha loou dhiso xilli uuu booqday Machadka Exeter ee Devon.
Qoraalka sawirka,Waa shaqaalaha waaxda maddadaalada oo dhigayay mudaaharaad aan shanqar lahayn xilli ay ku sugnaayeen fagaaraha baarlamaanka ee London.
Qoraalka sawirka,Waa koox gabdho reer Induniisiya ah oo sameeynaya tabarka qoob ka cayaarka.