Hanti-dhawraha guud ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir, ayaa VOA u sheegay in burco, Boorama iyo Berbera ay ku xidheen saraakiil Dawladeed oo ku eedayaan arrimo Musuq-maasuq.
Sidoo kale waxa uu sheegay in la xidhay dad shacab ah oo lagu qabtay in ay sameeyeen ducument Been abuur ah.
Khadar Cakulle, wariyaha VOA ee Hargeysa ayaa waydiiyay Hanti-dhawraha sababta inta badan looga leexdo mas’uuliyiinta sare sare ee musuqa lagu tuhmo.
Hanti-dhawraha ayaa sheegay intii uu xilka hayay uu soo eedeeyay Wasiirro iyo Agaasimayaal guud kuwaas oo xilka laga qaaday,