Xafiiska Guddida Qandaraasyda Qaranka Somaliland wuxuu baahinayaa, isla markaana ku war gelinayaan dhamaan shirkadlayda dhismayaasha reer Somaliland ee ka shaqeeya hawlaha dhismaha iyo cidkasta oo danaynaysa usoo bandhigayaan Mashaariic kala duwan oo dhismayaal ah oo loo dhisayo Dawladda Faah-faahinta Mashaariicdaasina waa sidan hoos ku qoran.