Madaxweynaha somaliland ayaa saaka booqanaya xafiiska guud ee xisbigga Kulmiye, ma cadda ujeedka kormeerkiisu, balse loolanka loogu jiro xilalka sare ee xisbigga ayaa soo ifbaxayey tan iyo markii lagu dhawaaqay xilliga la qabanayo shirweynaha xisbigga horaanta bisha Tobnaad.