Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa xisbiyada qaranka maanta ku war-galiyey in muddo 9 bilood ah ku qaban karaan doorashada golaha wakiilada iyo deeganka .
Waxaana ay doorashadu ku beegmaysaa bisha 5aad Ee sanadka fooda Inagu Soo haya ee 2021 .