Hantidhowrka guud somaliland ayaa sheegay inay baadhitaan ka bilaabeen lix degmo oo dawlada hoose oo gobolada dalka
Inkasta oo wali Hantidhawku Xafiis uu baadhitaan ka bilaamay aananu wax natiijo ah ka soo saarin , balse waa la eegi doonaa halka baadhitaankaasi sal dhigto.