Madaxweynaha Somaliland Oo Dalka Dib Ugu Soo Laabanaya Iyo Soo Dhoweyn Balaadhan Oo Loo Diyaariyey Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Iyo Wefti Uu Hogaaminaayo Ayaa La Filaya Inay Maanta Dalka Dib Ugu Soo Laabtan,Weftidan Ka Socda Xukuumada Ayaa Shirkii Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Kaga Qayb Galay Dalka Jabouti,Halkaas Oo Habeenimadi Xalay Lagu Soo Gunaanaday Wejigiisi Kowaad,
Kumanaan Shacaba Ayaa Tuban Hareeraha Laamiga Kuwaas Oo Lulaaya Calanka Jamhuuriyada Somaliland Iyo Isla Markaana Diyaar U Ah Soo Dhoweynta Weftidani,