Nuxurka War-murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Somaliland Iyo Soomaaliya

0
406

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Jabuuti ayaa si rasmi ah u shaacisay war-murtiyeed laga soo saaray shirkii loo qabtay Somaliland iyo Soomaaliya, waxaana war-murtiyeedka lagu caddeeyey in sababta shirka loo qabtay ay ahayd sidiin hoggaamiyeyaasha Somaliland iyo Soomaaliya looga caawin lahaa sii ambo-qaadka wada-xaajoodka khuseeya xidhiidhka u dhexeeya LABADA DAL (between the tho countries), taasina waxay muujinaysaa guul u soo hoyatay Somaliland. Qodobbada kale waxa ku jira qaar faa’iido u wada leh dalka Jamhuuriyadda Somaliland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here