War Deg Dega:Mujaahid Xasan Jamac Guure Oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeisa

0
321

Marxuum Xasan Guure Jaamac Ayaa Habeenimadii Xalay La Xaqiijiyey Geeridiisa,Iyada Oo La Filaayo In Aas Qaran Loogu Sameeyo Magaalada Hargeisa,Alle Haw Naxariiste Mujaahid Xasan Guure Ayaa Mudooyinkii U Danbeeyey Kamid Ahaa Siyaasiyiinta Madasha Wadatashiga,Isagoona Si Adag Uga Hadli Jiray Wacyiga Iyo Waayaha Adag Ee Lasoo Dersa Dalka,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here