Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Oo Ku Gacan-saydhay Kana Hor-yimid Xilka Qaadis Uu Sameeyey Madaxweyne Deni

0
325

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Axmed Karaash, ayaa qaadacay isla markaasna ka hor-yimid xilka qaadis uu madaxweyne Deni maanta ku sameeyey Taliye ku-xigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland.

Axmed Karaash ayaa sheegey in aan lagala tashan xilka qaadista Taliye Ku-xigeenka Madaxtooyada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here