Waxaa goordhaweyd garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa soo caga-dhigatay diyaarad ay soo dirtay dawladda Qatar, taasi oo sida Gargaar caafimaad.
Qatar ayaa ka mid ah dawladaha aanay Somaliland isku wanaagsanayn, iyadoo hore uu madaxweynaha Somaliland cadow ugu tilmaamay dalka Qatar.