Caafimadka Iyo Guddida Heer Qaran Ee Ka Hortaga Covid-19 Ee Somaliland.
Ehelada mid kamida dadkii ku dhintay covid 19 oo maydkooda iyagu aastay ayaa lagusoo waramayaa in qarkood xanuunsanayaan.
Xanuunka covid 19 ayaa fara ba’an ku haya somaliland inta badana kiisaska lasoo gudbiyo ayaa u badan kuwo aan laga dhex saarin dadka.
Ninkan ay eheladuudo aasteen ayaa sida la sheegay laga keenay magaalada Hargaysa iyadoona lagu aasay Deegaanka Labiguun Oo Hoos Yimada Gobalka Togdheer.
Sida aynu wada ognahay xanuunkan oo lagu kala qaadayo taabashada ayaa wadamada caalamka aan loo ogolayn in bulshadu qaatan maydadka dadka u geeriyoda xanuunka covid-19 , balse somaliland ayaa amar ku siinaysa inay bulshada inay qaatan maydadkooda u geeriyoda xanuunka covid-19.
xukuumada somaliland oo an wali wax qorsho ah ka yeelan qaabka loo asi lahaa dadka u geeriyoda xanuunka covid-19 oo guud ahaan dalka kusii faafata