Xukuumada Joojisay Dhamaan Khrashaadkii Ay Xarumaa Dawladu Iticmaali Jireen Iyado Wakhtigan Ay Ku Guda Jiraan Ka Hortaga Xanuunka Covid-19. Warqad Kasoo baxday Xafiiska Wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa lagu Sheegay In la hakiyay Kharashaadkii ku bixi jiray Haayadaha Kala Duwan Ee Dowlada.