Xukuumada Somaliland ayaa xaalad deg deg ah oo muddo afar todobaad ah galisay dalka ,Waxaa la fasaxay dhamaan goobaha wax barashada , waxaa la joojiyey duulimaad-yada dalalka qaar , waxaa amaro lagu soo rogay masaajidada iyo dhamaan goobaha lagu kulmo, Sida Xafladaha, Shirarka iyo Goob kastoo la isugu yimaaddo.