Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo Ay Weheliyaan Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye iyo Xildhibaaano katirsan golaha Baarlamanka Somaliland ayaa gaadhay Degmada Goljanno ee Gobolka Sool
Bulshada ku dhaqan Degmada Goljanno ayaa soodhawayn ku qaabilay waftida