Koox Dhalinyaraa Ayaa weerar Ku Qaaday Doon Uu Leeyayahay Muwaadin Xusen Cabdi Raxmaan Cali Oo Ka Mid Ganacsatada Kaluunka Ee Magaalada Berbera

0
451
Koox Dhalinyaraa Ayaa weerar Ku Qaaday Doon Uu Leeyayahay Muwaadin Xusen Cabdi Raxmaan Cali Oo Ka Mid Ganacsatada Kaluunka Ee Magaalada Berbera Koox Dhalinyaraa Ayaa weerar Ku Qaaday Doon Uu Leeyayahay Muwaadin Xusen Cabdi Raxmaan Cali Oo Ka Mid Ganacsatada Kaluunka Ee Magaalada Berbera Doontan Ayaa Magaceeda Loo Garan Ogyahay SK Kawkab One Dhererkeeduna Yahay 22 Mitir Balaceeduna Yahay 5 mitir Joogeeduna Yahay 3.3 Sidoo Kalana midabka Doontan Ayaa Ah Cadaan Wararka Ayaa Sheegaya In dhalinyarada Dontan Weerarka Ku Qaaday Oo Tiro Ahaan Dhan 6 Dhalinyara Kuwaas Oo Ku Hubaysnaa Hubka Fudud Ee Gacanta Lagu Qaato Goobta Weerarku Ka Dhacay Ayaa Ah Bada Dhexdeeda Waxaana Xusid Mudan In Dhaliyaradan Weerarka Qaaday Aanay Ahayn Ganacsato Kaluun Iyo Baxritoona Ciidamada Amaanka G/ Saaxil Ayaa Ka Hawl Galay Falkan Waxayna Gacanta Kusoo Dhigeen Sadex Ka Mid Ah Dhalinyaradii Ku Kacday Halka Sadexdii Kalana Ku Raad Jogaan Sidoo Kalana Waxa Gacanta Lagu Soo Dhigay Gadiidkii Ay Weerarka Kusoo Qaadeen , Weerarkan Gacan Ka Hadalkaa Ma cada Sababta Rasmigaa Ee Dhalinyaradani U Weerareen Doontan Muwaadinku Ku Ganacsanayay , Doontan Weerarka Lagu Qaaday Ayaa Ah Doon Si Sharciya kaga Shaqaysa Bada Somaliland Oo Warqada Shaqada Iyo Sharcigaba Siisay Wasaarada Xaanaanada Xoolaha Iyo Horimarinta Kaluumaysiga Somaliland Ugu Danbeytiina Dhalinyarada Falkan Geysatay Ayaa Lagu Wadaa In Maalmaha Soo Socda Sharciga La Hor geeyo Si Looga Mira Dhaliyo Sababta Ka Danbaysa Weerarkooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here