Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa lagu magacaabay Maareeye ku-xigeenka Dekaddaha Somaliland.
Cumar Abuukar Jaamac ayuu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi u Magacaabay inuu nqodo Maareeye ku-xigeenka Cusub ee Dekadaha Somaliland, waxaana Wareegtada lagu magacaabay ay ku taariikheysneyd 7-da Bishaan march ee sannadkan 2020.
Hoos ka Akhriso Wareegtada Magacaabista: