Qaar Kamida Hogaamiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Soomaliya Oo Shir Ku Yeeshay Dalka Turkiga Iyo War Murtiyeed Arimo Kala Duwan Ay Ugaga Hadleen Oo Kasoo Baxay

0
417
Qaar Kamida Hogaamiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka Ah Ee Soomaliya Oo Shir Ku Yeeshay Dalka Turkiga Iyo War Murtiyeed Arimo Kala Duwan Ay Ugaga Hadleen Oo Kasoo Baxay

Hogaamiyayaasha Xisbiyada Mucaaradka Soomaliya Oo Shir Ku Yeeshay Dalka Turkiga Caasimada Istanbul Ayaa Waxaa Shirkoodan Ay Kaga Hadleen Arimo Dhawra Oo Kala Duwan War Murtiyeed Kooban Oo Kasoo Baxay Shirkooda Ayaa Arimaya Ugu Muhiimsan Ay Kaga Hadleen Waxay u Dhignaayeen Sidan Hoos Ku Qoran …..
“Madasha Xisbyada Qaran waxey aad uga xuntahay in hogaanka dowladda Federalka Soomaaliya uu u weeciyay ciidankii, hubkii iyo dhaqaalihii loogu talagalay la dagaalanka argagixsada in lagu daadiyo dhiiga shacabka Soomaaliyeed iyo burburinta maamul goboleedyada, waxaana cadeyneynaa in mas’uuliyadda dhibaatada ka dhalata ay qadan doonaan hogaanka dowlada Federalka sidoo kale waxaan ugu baaqeynaa ciidamada qalabka sida in ay waajibaadkooda u gutaan si dastuuri ah oo siyaasadda ka madax banaan waxaana ugu digeynaa iney qaataan islamarkana fuliyaan amaro khilaafsan dastuurka dalka iyo shuruucda ciidamada qalabka sida” Madasha Xisbiyada Qaran..
Hogaamiyayaasha Iyo Badi Macaaradka Soomaliya Ayaa Badanaa Ku Shira Dalka Debediisa Waxaana Shirkani Uu Kamid Noqonayaa Shirar Dhawra Oo Ay Debeda Ku Yeesheen 
Doorashada Madaxweyne Nimo Ee Soomaliya Ayaa La Filayaa Inay Dhacdo Marka Sanadkan 2020 Dhamaado Balse Waxa Ku Gedaaman Dareeno Kala Duwan Oo Isku Sidkan..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here