Hadhimo sharafeedan Oo Ka Dhacday Hotel Ali Jirde Hotel Ee Magaalada Hargeysa Waxaana Loo Sameeyey Isla Markaana Lagu Maamusay Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleban Cali Koore Waxaana Goob Joog KA ahaa Amb.Baashe Cawil,Aqoon yahayn,Masauuliintii KULMIYE,hadoor kala duwan, iyo Masuliyiin Ka tirsan Dawalada.Waxa dhacay kaftan badan