Wararka Aan Ka Helayno degaamada Oodwayne Ee Xarunta Gobolka Daadmadheedh Waxaa laga soo sheegaya in Xalaya Habeenimadii Lagu Arkay Diyaarado Milatari Kuwaas OO Dul Marayey Hawada Magaalada Oodwayne waxaana ay ku duulayaan joog hoose Sidoo Kale Degaanka Boodhley Ee Hawdka Togdher Ayaa saaka Lagu Arkaayey Dhakhaar Ethopia Ka Socda Kuwaas Oo La Sheegay In Ay Dawaynayaan Xoolaha Laakin Dadka Degaanka Ayaa sheegaya In Ay Kooxdan Ka socota Ethopia Ay Yihin Saraakil Milatariya Oo Sahan Uu Ah Raysal Wasaaraha Dalka Ethopia Abby Ahmed Oo La Hadal Hayo In Uu Safar Ku Yimada caasimada Somaliland Ee Hargeisa Waxaan Maanta Magaalada Hargeisa Yimi Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Maaliyada Ethopia Axmed Shide
Dhinaca Kale Xukuumada Somaliland Iyo Maamulada Gobolada Togdheer Iyo Daadmadheedh Ayaa Ka hadlay Arinka Diyaaradaha Milatari Iyo Ciidamada Dharcada Ee Soo Gaadhay Degaanka Boodhley Ee Gobolka Togdheer