Deg Deg: Xisbiyada Mucaaridka Ah Ee Soomaliland Oo Shuruud Adag Ku Xidhay Furitaanka Urur Siyaasadeedada

0
423

Xisbiyada Mucaaradka Oo Shurud Ku xidhay Furista Ururada Siyaasada Ee Madaxweyne Ka Dhawaajiyey.

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Ka Jawaabaya Hadalkii madaxweyne Biixi Saaka ku Sheegay Inuu Xisbiyadii Furaayo ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan arintaasi

Balse Waxay Shuruud ku xidheen mar hadii muddo xileedkii xisbiyada la soo hori mariyey , in iyadana la soo hor mariyo doorashadii madaxtooyada iyo golayaasha baarlamaanka oo hal mar dalka dhamaadka sanadkan doorashooyinkaas oo dhan dalka laga qabto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here