Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay in dawlada jabuuti aanay aqoonsanayn qaranimada somaliland.
” Jabuuti’ Jiritaanka Somaliland ma qirsana oo Cali Sabiix oo kaley moodaysaa. hadalka Madaxtooyadooda ayaana daliil u ah! Goormay Berberi noqotay magaalo Soomaaliya Maamusho? ” Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jamac Batuun