Warar Xukuumadda Somaliland Oo Soo Bandhigtay Ciidamo Cusub Oo Kasoo Goostay Maamulka Puntland By admin - January 19, 2020 0 321 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Xukuumadda Somaliland ayaa saacadihii lasoo dhaafay soo bandhigay Ciidamo badan oo ay sheegtay inay ka goosteen maamul Gobolleedka Puntland, kuwaasi oo ka howlgeli jiray deegaano ka tirsan Gobolka Sool. Share this:Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Facebook (Opens in new window)Like this:Like Loading... Related