Magaalada Sheekh ee gobolka Saaxil maanta waxa ka dhacay mudaharaad lagaga soo horjeedo xadhiga xoghayaha arrimaha gudaha xisbiga UCID oo shalay Hargeysa lagu xidhay.



Xoghaye Ramaax Ayaa maalintii shalay lagu xidhay Xarunta CID Ee Magaalada Hargeysa.



