Xildhibaan Mubaarig Bidhi Oo Shahaado Sharaf Ay Ku Maamuseen Haweenka Jaaliyada Soomaliland Ee Magalada Birmingham Ee Dalka Uk

0
431

Xildhibaan Mubaarig Bidhi Ayaa Indhawaydba Waxa Uu Safaro Ku Galaabixinayay Magaalooyinka Waawayn Ee Wadanka Ingiriiska Iyadoo Uu Soo Dhawayn Maamusid Sharfid Iyo Bogaadin Uu Kala Kulmay Jaaliyada Soomaliland Ee Kukala Dhaqan Magaalooyinka Ingiriiska 

Hadaba Haween Waynaha Ururka Midnimo Ee Jaliyada Gobolka Togdheer Ayaa Si Karaamaysan Shahaado Sharaf Ugu Maamuusay Xildhibaankan Noqday Hilaaca Xildhibaanadii Gobolka Laga Doortay 

Waxaana Maruu Uga Mahadsanaqay Soo Dhawaynta Iyo Maamusida Ay U Sameeyeen Jaaliyadani Kala Duwan Uu Bartiisa Facebook Ku Xaqiijiyay Dareenkiisa Ku Aadan Shahaado Sharaftan Ay Ku Maamuuseen Hablaha Midnimo 

“Alle ayaa mahad leh
waxan u mahadnaqaya Ururka Midnimo haweenka Gobolka Togdheer Magaalada Birmingham ayaa kulan Casho Sharaf xalay igu Mamuusay sido kale i gudoonsiyay Shahado Sharaf .

Waxan kalo u mahadnaqaya Layla Cabdilaahi oo ka wakila ururka samafala Madina project igu wareejisay Gadhi ambulance ah oo ugu Deeqday Magaalada Burco “.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here