Masuuliyiinta Gobolka Saraar Oo Tacsi Udiray Ehelada Iyo Qaraabada Ay Ka Geeriyootay Marxuumad Indhadeeq Jama Cumar Oo Ahayd Wasiirka Arimaha Gudaha Hooyadii

0
374

Maayirka Degmada Caynaba Axmed Qani Cabdi Xaaji Yuusuf Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Saraar Gaashaanle Dhexe Xasan Ismaaciil Yuusuf Gacma Yare Iyo Waliba Gudoomiyaha Baanka Dhexe Ee Gobolka Saraar Cabdilaahi Shiikh Adan Waxay Tacsi Tiiraanyo Leh Udirayaan Qoyskii Qaraabadii asxaabtii Iyo Guud Ahaanba Qaranka Somailand Ee Ay Ka Geeriyootay MarxuumadIndhadeeq Jaamac Cumar Axmed Oo Ahayd Wasiirka ARIMAHA Gudaha Somailand Maxamed Kaahin Axmed Hooyadii Waxayna Masuuliyiinta Gobolka Saraar Si Gaara Ugu Tacsiyadeeyeen Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Marxuumadu Hooyadii Ahayd Iyagoo Marxuumada Ilaahay Uga Baryay Inuu Naxariistii Janno Ka Waraabiyo Ehelkii Asxaabtii Iyo Guud Ahaanba Qaranka Somaliland Samir Iyo Iimaan Ka Siiyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here