Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Waddanka Imaraadka Carabta kula kulmay Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Shariif.

0
372

Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Waddanka Imaraadka Carabta kula kulmay Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Shariif.

Guddoomiyaha xisbiga UCID ayaa waddanka Imaraadka Carabta kula kulmay madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.

Waxa la sheegay in ay ka wadahadleen xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya.

 

mudooyinkii u danbeeyey gudoomiyahah xisbiga ucid eng faysal cali waraabe ayaa u jan jeedhay dhankaas iyo dawlada federalka somalia kadib markii madaxwayne muuse biixi uu kala kulmay qalafsanan siyaasada dalka oo dhan u janjeedha .

 

dawlada somalia ayaa iyadu ku hawlan sidii loo helilahaa dawlada iyo dal mid ah somalilandna meesha ka saarn .

 

dadyawga siyaasada u dhuun daloola ayaa walaac xoogan ka muujinaya kulamada faysal cali waraabe la qaadanayo masuuliyinta ka socda dawlada somalia .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here