Mid Kamida Shaqaalihii Madaarka Caasimada Hargaysa Oo Shaqada Looga Caydhiyay Taagero La Sheegay In Uu U Muujiyay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyada Soomaliland Musharaxna U Ah Hogaaminta Kulmiye Maxamuud Xaashi Cabdi
Guleed Maxamed Ismaciil waxa shaqada lagaga joojiyay waxaad tageersan tahay Maxamuud Xaashi Wasiirkii hore Madaxtooyada.
Imisa Agaasime, shaqaale dawladeed, xoghaymo, Wasiiro iyo Sarakiil kale ayaa wakhtigiisii Tageersana Madaxwayne Biixi markii uu xaaladan oo kale ku jiray.
Imisa shaqaale dawladeed ah ayaa malinkasta Xisbiyada Mucaaradka ah Caaya, miyaanay shaqaale rayida ahayn, .
Somaliland Cadaalada ka jirta waxa lagu saleeya inaad qofka Necebtahay iyo Inaad Jeceshahay lakiin meeday Cadaaladii xeerku qoray, Guleed Cadaalad iyo wax kasareeya shaqadiisa ayuu heli doona Insha Allaah balse waa Taariikh u qoran Xukuumada Biixi iyo Kaahin.