Ex-Wasiir duur ayaa sheegay inaanay haboonayn in la Duro xalka ay ergadu soo saartay, waxaana qoraal uu arinkaasi kaga hadlyo uqornaa sidan:-
Waa erey khuseeya Ergada hadii arin loo diro ood kalsooni dhiibto go’aankay soo saaran diidmo iyo Durid ama dhaleecayn midna ma leh .
Taladaas waxay tahay marag waa madal .
Waa marag oo komishankii shalay wax laga sheegay ama murankuba ka bilowday iyo intii lahayd Waar ka daaya waa u marag
Waa madal oo intii arin diin iyo waayeelnimo iyo arinba loo tuhmaayayay ayaa talisoo waa madal ka diida markhaatigeeda yeelan doonta wixii danbe.
Dan ayay ka arkeen sida ii muuqata oo waxay is yidhaahdeen qoladan muranka dira waa kimishanka cusube
Mid danbe soo xulana cid ay Ku aaminaan waa arki waayeenoo ragii maanta Ku murmay kii hore ee is haysta mid danbe keena waa Ku adkaatay ! Sababo ay cuskadeena wax kaga dar sida waayo aragnimada oon la dafari karin .
Waxaan leeyahay Ergadaa allah khayr ha siiyo niyad wanaag ayaa muujiseene .
M . N . Caraale ( Duur)