Wakaalada Biyaha Burco Oo Dib Ugu Noqotay Marxalado Hore Oo Ay Ka Soo Gudubtay + Sababta.
Mareeyaha wakalada biyaha burco Oo Xilka mareeyenimo loo soo magacaabay Aug 30, 2018 xiligaas oo uu mareeyihii hore Jaamac Iska Casilay Xilkaasi.
Intii Uu Xilkaasi Hayey Waxa Uu Ku Kacay Talaabooyinn Hoos Udhaweyn Ku Keenay Hawlmaalmeedkii Wakaalada Biyaha Burco.,Waxanu Maareeye cabdi xakiin maxamed uu bilaabay kala faqooqid iyo Kala Jeclaysiga Shaqalaha Wakaalada Biyaha Burco.
Sidoo kele waxa kale oo uu meesha ka saaray Gudidii anshaxa marinta oo shaqadoodu ahayd dabagalka iyo ka warhaynta dhaqalaha Khasnada Wakaalda Biyaha Burco Ku Dhaca Waxyaabaha Lagu Maareeyo ,isagoona ujeedada u wayn Ee Ku Lahaana Ay Ahayd inay u fududaato habka uu lacagta u mamulaayo Wuxuuna agasimaha mamulka iyo maaliyada Wakaalada Biyah Burco Umagacaabay Inan Ay Ku Deegaan Ka Soo Jeedaan.
Mareeye cabdixakiin maxamed waxa uu Sidoo Kale magacabay agaasimeyaal cusub kuwas oo uu ka dhigay dhalin yaro badan Oo ay isku hayb dhaw yihiin Kuwasi Oo Kala Ah Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta , Agaasimaha hoostada iyo ceelasha
Madaxa shaqalaha wakalada biyaha.
Mareeyaha ayaa sidoon kalena u kordhiyey mushaharka Agaasimeyaashan Badan EE Ay Isku Beesha Yiin Ee Uu Magacaabay.
Si kastaba ha ahaatee Wakaalada Biyaha Burco Ayaa U muuqatato Mid Dib Ugu Noqotay Marxalado Hore Oo Ay Ka Soo Gudubtay Waxaana Sabab U Ah Maamulka Hada Gacanta Ku hayo .