Magaalada Laascanod Ayaa laga Furay Peace Hotel. Huteelkan Cusub ayaa Waxa ka Babanaaya Calan uu Ka Yimid Yahey Ka Dalka Soomaliya , Balse Ciidamada Amaanka Ayaa La Wareegay Hudheelka Hoosna U Dejiyey Calamada Soomaliya Iyo Kenya Ee Hudhelka La Sudhay.
Waxaana la Xidhey Weriyayal Ku Sugnaa Hudheelkan Si Ay U Tabiyaan Munasibada Furitaanka Hudheelka.