Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaraaya Mashaariic Laga Hirgeliyey Gobolka Togdheer

0
322
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Xadhiga Ka Jaraaya Mashaariic Laga Hirgeliyey Gobolka Togdheer madaxweyne ku xigeenka somaliland Oo Safar Shaqo Ku Maraaya Deegaanada Gobolka Togdheer Ayaa Maanta Soo Gaadhay Magaalada Burco,Madaxweyne Ku Xigeenka Ayaa La Filayaa Inuu Xadhiga Ka Jaro Mashaariic Horumarineed Oo Laga Hirgeliyey Gobolka,Sidoo Kale Madaxweyne Ku Xigeenka C/raxmaan Saylici Waxa Uu Dhagax Dhigaya Wadooyin Cuub Oo Laga Maal Gelinaayo Mahruuca GBLG,Madaxweyne Ku Xigeenka Iyo Weftidiisa Ayaa Sidoo Kale U Anba Baxaaya Magaalada Oodweyne Ee Xarunta Daad-madheedh

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here