Iscasilaad Wakilka Somaliland Dalka Finland Samia Muse iyo Sababta.

0
597

Samia Muse oo ahayd Wakilka Somaliland Finland iyo Gudoomoiyaha Ictiraaf radinta Dalka degan tahay Finland ayaa goor dhawayd qoraal ku soo qortay barta Facebooga ku ledahay sidatan hoos ku qoran.

 

Aniga o ah Samia Muse Wakiilka Somaliland ee dalka Finland, laga bilaabo maanta o ay taariikhdu tahay 04.12.2019 Waxaan si rami ah iska casillay xilkii Wakiilnimada dalka Finland iyo Godomiyanimadi Ictiraaf raadinta ee dalka Finland ee dalka Finland.

Samia Muse

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here