War Hadda Soo Dhacay: Guddidii Dhexdhexaadinta Madaxweyne Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaridka Oo War Culus Soo Saaray Hargeysa (Allool News): Guddidii isku xilqaantay xallinta khilaafka Xisbiyada iyo Xukuumadda, ayaa shaaciyay inay kalsooni ka heleen Madaxwaynaha iyo hoggaanka Xisbiyada Mucaaridka, waxaanay sheegeen in madaxwaynuhu aqbalay sii daynta Xubnaha xidhan ee Xisbiga Waddani Allool news kala Soco Muuqaalka Warkan Iyo Xogihii Ugu Dambeeyay