Deg Deg : Gudoomiyihii Ururka Suxufiyiinta Solja Ee Gobalka Sanaag Cabdulaahi Xuseen Darwiish Oo Xabsiga La Dhigay + Gudoomiyaha Maxakamda Ceerigaabo Oo Xadhigiisa Amray
Weriye Cllaahi xuseen Darwiish oo kahawlgala Telefishanka Somcabletv Ee Magaalada Ceerigaabo Sidoo Kalena Ah Wakiilka Ururka Solja Ugu Magacaaban Gobalka Sanaag ayaa xabsiga loo taxaabay xilli uu kuguda jiray Wajibaadkiisa Shaqo Waxana Xadhiga Weriyaha amar ku bixiyay Guddomiyaha Maxkamda Degmada Ceerigaabo maxmaed axmed olol oo dhawaan losoo magcaabay Maxkamda Degmada Ceerigaabo
Weriye Darwiish Ayaa Isla Maantaba Loo Jaray 7 Casho Oo Rumaan Ah ..
Gudoomiyaha Maxakamada Degmda Ceerigaabo Oo Shaqada Ku Cusub Lama Garanayo Halka Uu Awoodan Dheeraadka Ah Ka Keenay
Burcoonline
Xafiiska Warqabdka Sanaag