Ilaahay Janada ha durduursiyee Hogaamiyihii ruuxiga ee Cali Sanyare dardaaranadii uu siiyay iyo qardhaasihii uu ii soo qoray waxa ka mid ahaa in uu igu yidhi
“Xaafada Daami iyo Xaafadan aynu u dhalanay waxay Xisbiga Kulmiye u xisaabsan yihiin isku meeqaam iyo in aan lagu xisaabtamin”
Qiyaamaha hadaan been ka sheegayo waanu isku arki.
Sidaad darteed ayuu Muuse Biixi ogaan iyo ku digasho u soo indhadheeyay Xaafada Maxamed Mooge intuu Khadar Yare xidhay.
Daami ayaaba dareen muujisay oo Barkhad u damqatay lakiin geestan kale weli waxaa ku mudan irbadii uu 94 kii ku muday!!!!.
Goormay Dad iyo Bahal Gacan saarka yeesheen? Goormanu horta ninkan heshiinay?.
Mabanaan heshiinin, Heshiisna naga dheer!!!!!