Waxa Ceebi Saaka Ka Raacday Cid Kasta Oo Maanta Filaysay In Soomaliland Gasho Khal Khal Siyaasadeed Iyo Qabiilo Isugu Wacasho Geesta Kale Gudoomiye Ciro Ayaa Isagana Ay Yaab Iyo Anfariir Ku Noqotay Tirada Kooban Ee Soo Hor Istaagtay Iyo Qayladii Uu Ilaa Shalay Qaylinayay Oo Waxba Kama Jiraan Noqotay
Waxa Intaasi Sii Dheer Dadka Baraha Bulshada Ku Dheereeya Oo Aflagaado Waano Iyo Talooyin Usoo Jeediyay Gudoomiyaha Rabshada Soomaliland La Raba
Maruu Kicin Dad Wayne Ka Waday Baraha Bulshada Ayaa Fariinta Usoo Dhigaaba Isaga Naar Ay Ku Noqotaa Waana Ku Wan Shacabkii Oo Fahmay Waxa Loo Socda Inaanu Kursi Ahayn Ee Ay Tahay Dagaalkii Habar Habarta Ee 30 Sano Ka Hor Ka Dhacay Soomaliland In Dib Loo Rido
Bal Aynu Eegno Jawaabaha Baraha Bulshada Cabdiraxmaa Ciro Ay Shacabku Ka Siinayaan
Shaybe Cumar Cismaan