Warar u ku qoray barta facebooga ku leyahay Saed Koronto in Hogaamiyaha Xisbiga mucaaridka Wadani Xirsi Cali Xaaji Xasan isago jooga hudheelka Damal u imaaden Cidamada Danbi baadhista ka dibna u kaxeeyen Xaruntooda oo wax kaga soo qoren ka dib Waxaa ku idhaahden Gurigaagi toos u tag.
dhiinaca kale wararka ka helayno Warbaahinta Xisbiga Wadani ayaa qoraya in Gurigi Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro Cidan tagen.